Wednesday, 27 February 2013

Ila arag shaqada maroodigan





Sawirkan quruxda badan maaha farsamo bini aadam uu ka shaqeeyay.
Waxaa sawiray maroodi. Wuxuu kala dooranaayay tobanaan midab oo ku uruursan sanduuq. Thailand ayaa tababarta maroodiyaasheeda, kana samaysay kooxo ku tartama banooniga, sawirada, dabbaasa, iyo ciyaaro badan. Adduunka daafihiisa ayaa looga yimaadaa, si loo daawado falalka maroodiyaashaas iyo dhaqankooda yaabka leh.  

Dhasheennii yaaban dhuminnnee ma dhaqan xayawaan baan dhisi karna?

No comments:

Post a Comment