Saturday, 9 February 2013

أهمية العزيمة في نهضة الشعوب



يقول أبو القاسم الشابي

لا ينهض الشعب إلا حين يدفعه   عزم الحياة إذا ما استيقظت فيه
والحب يخترق الغبراء مندفعا       الى السماء إذا هبت تناديه
والقيد يألفه الأموات  ما لبثوا        أما الحياة فيبليها وتبليه

Shacabkaan hanuun qabin
Oon hubin wuxuu rabo
Iyo hilinka uu mari
Oon helin go'aan culus
Iyo madax hogaan mudan
Habsaan buu dhaxlaayoo
Ma hormaro intuu jiro

Hanaqaadka guulaha
Jacayl baa hogaanshoo
Halgan aan la caashaqin
Hodonimo ma keenee
Iskahubi jidkaad mari
Inuu nolasha kugu hagi
Heydaarna kaa bixin

No comments:

Post a Comment