Bulshada isla liidata astaanteeda waa sidee?
Bulshada soomaalidu ma isla fiicantahay mise way isla xunyahay?
Maxaa u dhexeeya labadan waxyaalood?
Muxuu ruuxu sameeyaa markuu isla fiicanyahay?
Muxuuse sameeyaa markuu isla xunyahay?
Waxaad Ka miqli inbadan oo dadkeenna ah soomaalidu waa dad isla wayn oo sharaf jecel.
Markaad waydiiso waxa daliilka u ah arintaas jawaab midaysan Kama maqlaysid.
Ma raadinaa wax sharaf noqon Kara oon u sheegno caruurteenna?
AMA loogu daro manhajka waxbarashad?

No comments:
Post a Comment