1.hogaaminta mashruuca islaamiga oo Ladakh dagaalamay
2. Heshiisiinta dacwada iyo dowlada
3. Aragti fog oo dhaqaale iyo midnimada ummadda muslimka
4. Dariiqa nabada Ayuu doortay in lagu xaqiijiyo mashruuca islaamiga ah
5. Amniga dalka iyo dhaqaalaha dadka Abuu xoog saray
6, Danta guud Abuu ka hormarijiray Danta xisbiga AMA ururka
Waa mujadid cusboonaysiyay dacwada iyo dowlada
Wuxuu mudan yahay in wax laga barto duruus badan
No comments:
Post a Comment