Friday, 29 August 2014

ORDUGAAN IYO DOORASHADA MADACDOOYADA

waxaan fiirsanaayay MADAXWAYNAHA  Turkiya ee cusub oo uu ku wareejinaayo masuuliyada MADAXWAYNIHII  hore.

Kalsoonida ka muuqatay waxaa keenay kalsoonida shacabkoodu uu siiyay taasoo, ka dhalatay doorasho loo tartamay, oo ruux kasta uu siiyay codkiisa ruuxuu rabay.

waa meel quruxsan oo aan u baahannahay in aan soo gaarno waqti kasta ha qaadato, iyada oo qoryo iyo  warmo aan la isu qaadanin

Tuesday, 26 August 2014

إرادة الشعوب هي الغالبة



إنها إرادة الشعوب


اول انتصار في الحروب العربية الاسرائيلية لصالح الطرف العربي وتحقق ذلك بأيدي  الشعب الفلسطيني المحاصرفي غزة والمحارب من قبل الأشقاءقبل الأعداء 

هذه البطولات درس لشعوبنا وحكامنا الذين عودوا مجتمعاتهم  على الهزائم بعد فقدان الثقة بشعوبهم وربط مصيرهم بقوى غير وطنية منذ عقود متطاولة

والضمان لهذه الانتصارات البطولية وديمومتها هو الصمود والوحدة الفلسطينية ودفن الخلافات التي يتاجر البعض بها قديما  وحديثا من أجل خلق مبررات وأعذاريخفون نواياهم الشريرة 

إن صمود  الشعوب أمام جلاديهم هو السبيل الوحيد للتحرر من العبودية والاستعمار وهو الطريق المؤدي إلى بناء الأمم وإقامة الدول وهو الذي يمهد المصالحة  بين المعتدين وبين الضحية بعد انتصار المظلومين عليهم ورفع الظلم عنهم

 عندها فقط تستقيم شئون حياتنا وتستقر أوطاننا ويدرك اعداؤنا أننا أمة تملك مقومات الحياة  

Tuesday, 29 April 2014

هل الأحداث في مصر بداية الانفجار أو بداية الانفراج



هل الأحداث في مصر بداية الانفجار أو بداية الانفراج؟

مصر الأحقاب الماضية تقول:
 ايها العابث  بمكتسباتي ومقدساتي والمتفرج على فعل المجانين في مكنوناتي ومقدساتي وبطولاتي، فما زلت: أنا
مصر التاريخ العريق الذي أثبت للعالم تفوقه الصناعي
 مصر العروبة والاسلام،والريادة والتجديد
 مصر الحضارات الانسانية، والهمزة الواصلة بين أجنحتها المختلفة 
مصر التعايش السلمي بين الاديان المختلفة عبر التاريخ،
 مصر العدالة والتسامح والعفو والرحمة، 
 مصر الشموخ والعزة والكرامة والأمجاد التليدة

مصر الصمود والمقاومة والجهاد للدفاع عن الوطن قاهرة الاعداء ،
مصر الريادة والقيادة في محيطها العربي والاقليمي. 
 مصر الثقافة والعلوم والمعرفة والفنون الحميلة
مصر الازهر رمز العزة والكرامة والتحدي.
مصر العلماء الفطاحل والأئمة المجتهدين والدعاة المجدين. والفاتحين العظماء
في مصر اليوم من يحاولون دفن كل ما تعني مصر عبر التاريخ، يشوهون حاضرها، ويعرقلون مستقبلها بتصرافتهم الشاذة. 

عندما تشاهد الدماء والاعدامات بالجملة منذ الانقلاب العسكري وحتى هذه اللحظات المحزنة تظهر الصورة العكسية تماما وكأنك في كوكب أخر، تسأل نفسك بالحاح هل رحلت مصر وانتقلت من موقعها التاريخي والجقرافي الى موقع جغرافي أخر هي غريبة فيها؟ ام ان هذه الصفات هي التي انتقلت من الموقع الجقرافي الاصلي.الى موقع جغرافي جديد في نفسيان المجتمع وثقافتهم ؟

بفعل حملة السلاح تتجه الأمور نحو اتجاه خاطئ يبتعد عن المنطق السوي مسرعا نحو المجهول بتدبير وترحيب حار وبتصفيق حاد من أعدائها وتشجيع منقطع النظير يقوده تكل دولي قديم جديد من الأعداء والأشقاء معا،يحاولون حفر قبرها قبل أن يفيق شعبها من هذه الصدمة والصعقة الكهربائية العنيفة، فهل تنجح المحاولة بهذه الطريقة المتهورة؟

يبدو أن مصر الجريح  لن تموت بهذه الطريقة؟بل إن بعضا من الصفات الوراثية للشعب المصري تظهر اليوم في الشارع المصري رافضة الاستسلام للغاصبين ومن وراءهم، مرددين نحيى أو نموت أحرارا، مسترجعين قول أمير المؤمنين عمر بن الخطاب رضي الله عنه ( ما استعبدتم الناس وقد ولدت أمهاتهم أحرارا) فالحرية هي الاصل للافراد والشعوب، واستطاعوا إثبات ذلك للعالم المتفرج حتى أدى ذلك إلى جنون الغاصبين الانقلابيين وحيرة المراهنين بالانقلاب العسكري، فالشعوب أقوى وأبقى من حكامها دوما. 


وما نسمعه من قرارات باسم المحاكم والتي تأمر القضاء باعدامات جماعية لم يستطع أحد تفسيرها لدليل قاطع على قوة الشعب المصري وصلابة إرادته وثباته في الدفاع عن حقوقه وحرياته الأساسية.  وحتما ابطاله على أبواب انتصار تاريخي مشهود لن يطول انتظاره، وسوف يغير هذا الشعب  وجه المنطقة كما غير مرات عديدة في التاريخ ، ويؤسس المجد الذي يستحقه المصريون والشعوب العربية المظلومة. 

ان هذه التصرفات هو المسمار الأخير على نعش الظالمين { وسيعلم الذين ظلموا أي منقلب ينقلبون}
وإن يقظة النساء والرجال صغارا وكبارا لكفيلة على إحباط هذه المآمرة القذرة، وإن الشعب المصري لقادر على إزالة آثار هذه الأحداث العابرة،  لأن العزيمة والرغبة في استرداد الحريات والعودة إلى الديموقراطية وتأسيس العدالة من جديد متوفرة لديه حقا ولا يشك اليوم هذا الأمر إلا مكابر أو من باع ضميره. 
يقول ابو القاسم الشابي
لاينهضُ الشعبُ إلاَّ حينَ يدفعهُ 
عَزْمُ الحياة ِ، إذا ما استيقظتْ فيهِ

والحَبُّ يخترقُ الغَبْراءَ، مُنْدفعاً 
إلى السماء، إذا هبَّتْ تُناديهِ

والقيدُ يأَلَفُهُ الأمواتُ، ما لَبِثوا 
أمَّا الحيَاة ُ فيُبْلها وتُبْليهِ

Saturday, 26 April 2014

The first Turkish - Arab universities congress

Jaamicadda Moqadisho oo ka qayb galaysa shir Muhiim ah

The first  TURKISH-ARAB CONGRESS
ON HIGHER EDUCATION holding in Istanbul

Mogadishu University is participating To this event

Jaamicadaha Turkida iyo carabta oo isugu yimid shirkootii koobaad taariikhda,
Laguna qabtay Istanbul, ooy marti galisayna jaamicadda istanbul

Jaamicadda Moqdisho waxay si rasmi ah ayay shirkaas qayb uga tahay kaasoo billowday 26 April dhowr maalmoodna socon doona haddii EEBBE idmo.

Middani waa tallaabo cusub oo loo baahnaa in la qaado, si loo soo celiyo xiriirkii qoddada dheeraa ee u dhaxayn jiray labada ummadood, xiriirkan oo muddu dheer calowsanaa, waa albaab munaasab ah in uu noqdo kii ugu horreeyay oo dooda Turkiya iyo carabta billaaba,

Sunday, 2 March 2014

Waalli qaybo badanaa!


Waalli qaybo badana!!!

Wuxuu ahaa nin kor u dhaafnay 60 sano, da'du way ka muuqatay, xanaag addoonsaday ayaa qariyay dadnimadiisii iyo wixii laga sugaayay isagoo kale, waxaa afkiisa ka soo baxaayay warar qallafsan oo qallocan kana yaabsaday dadkii goobtaa joogay dhammaantood, cidina uma jawaabayn, si yaab leh ayay dadku u fiirinaayeen war xumahaas u dulloobay farsamadiisa  ay addoonsatay qaab dhaqan ka leexiyay wadadii ku toosnayd Diinta iyo Dhaqanka labadaba.

Waxaa yaab lahayd markay dhammaan ka dareereen intii goobtaas joogtay, anoon wali garanin hubkan iska daba dhacaaya meesha lagu ridaayo, anna aan ka durkay oon isku mashquuliyay shaqo yar oo ii taallay, kalidiis ayuu daldalmaayay, wuxuu sii waday caydii iyo Af xumadii, dhidid ayaa aad uga qubanaayay dagaal kama danbaysana wuu ku jiray, waxba iskama badalin ilaa markaas.

Waxaan iswaydiiyay yuu ku xanaaqsanyahay uu la caytami hadda, inne waa laga kala tagay'e,? muddo aan yarayn markuu sii waday ayuu aad u daalay oo tabartii ka yaraatay, markaas ayuu si qaab daran u dhaqaaqay isagay ka muuqato murug iyo ciil.

Hareeraha intuu dayay ayuu u dhaqaaqay meel cedla ah oo ka fog dadkii uu ku caraatamaayay, waxaan soo aaday dhibanayaashii laku rafaaday caydooda, waxaan waydiiyay: Maxaad ninka isaga waabin waydeen ood isaga celin waydeen?

Waxay iigu jawaabeen sidan:
Waa nin ka xoroobay xishood iyo dadnimadiisii oo samayn kara wixii ku soo dhaca dhammaantii, taasina waa qayb ka mid ah waalida, ee miyaan waalannaa? Ma waxaad na leedahay si aan u samaynno waxan oo kale ka xorooba dadnimada?

Waxay I xusuusiyeen xaddiiskii Nabiga salaani dushiisa ha ahaatee ee macnihiisu ahaa:
( Haddaadan xishoonayn waxaad rabto samee) ruuxii akhlaaqda ka xoroobay wuxuu ka dhexbaxay wax kasta oo sax ah, oo wuxuu samayn karaa wax kasta oo ku soo dhaca isagoon ilaalinayn xadkii loogu talagalay
{إذا لم تستحي فاصنع ما شئت}صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم
ويقول عليه السلام { الحياؤ من الإيمان}
Tixdan  (WARXUMOW) ayaa ugu soo dhacday iga gudooma akhyaaray.

War xumow wax baa dumin
Wadiiqaha aad qaadana
Walbahaar cabsi leh iyo
Wareer kama dhammaadee
Waallidu maxay tahay
Waxba aan la dhowrayn
Wareerkana la joogtayn?

Wanaag iyo jacal baan
Waligood hallaabayn
Waxna aan dhibayn abid
Waydii dad soo jiray
Wax aqoon u dheertahay
Waxaad qabanna ku saxa
Waanaday ku siiyaan
Wehel jooga kuu noqon

War xumadu dhib bay dhali
Wadnahaaga qay bay 
Waraabaha cunsiisaa

War xumada xanaaqaa
Waddo dhiig kar kugu ride
Waligii bogsoonayn

War xumada xanaaqaa
Waajibkii Ilaahay 
Wax khilaafsan kugu toli

wanaagii aad qabatay
Wasakhayn dhammaantiis

Wadadaad maraysay
Wax qarxiyo dhib kuu dhigi

Walaalaha is jecel bay
Woxoodoo dhan dumisaa

Wiilkii aad korisay 
Warmo kuugu dhiibtaa

Waalid iyo caruur bay
Wanaagooda kala gayn

Wadan nabad u joogay
Wareerkii dagaal galin

War xumow wax maad bi'in
Wasakhdaa aad kala diri
Warmihii ku dilayiyo
Wadkaagay abuuriye
Walbahaar ku noolow
Waligaa digtoonow
Wax ku dhiba ayaa jiri
Waligaana kula socon

Friday, 7 February 2014

Sagootin Xanuun Huwan

sagootin xanuun huwan
Waa mudane Abdi Risaaq Xaaji Xuseen oon maanta sagootinay.
Wuxuu la darsay Madaxwayne Aadam Abdille Cusmaan oo si wacan dalkeenna u soo hogaamiyeen.

Waxaa mudan in aan xusno dhamashadan oo ku timid mudanaha isagoo ku noolaa Ameerika MARKII AAN KA QIXINNAY DALKII HOOYO, TAASOO NOQONDOONTAA CEEB INNAGU HABSATAY OON CIDINA INNAGA DAAWAYN KARIN.

Jiilka cusub ha ogaado in uu ahaa Mudane Abdi risaaq halgamayaashii waawaynaa oo ku soo bixiyay waqtigooda si loo helo xurnimo.

Markii aan hanan waynay dowlad nimadii ayuu ku qasbanaaday in u qoxo dibada,

WAA NASIIB DARRO MID KA MID AH AABAYAALKII XORNIMADA IN UU KU NOOLAAN KARI WAAYO DALKII UU U HURAY NAF IYO MAALBA.

JACALKII UU U SOO KIFAAXAY WUU KU DUUGNAA QALBIKIISA,
MARKASTA OON LA KUMAY RA'IISUL WUSARAHA WAXAAN KA DAREEMI JIRAY QIIRO YAAB LEH UU U HAYO DADKIISA IYO DALKIISA LABADABA.

ILAAHAY HA INNA GARANSIIYO JIDKA LOO QAADO HOGAANKA DOWLADNIMADA HAGAASTAY OO HOOG IYO HANKAAG KU DHACAY.

ILAAHAY HA INNAGA DHIGO KUWA QADARIYO WANAAG AY SAMEEYEEN DADKEENNA SHARAFTA LEH SI AAN UGU TARBIYAYNNO DHASHEENNA KU HAFATAY BULAACADAHA KA BURQADA AFKEENNA IYO DHAQANKEENNA MIDDAAS OO KEENTAY NACA QIXIYAY MADAXDEENNII QIIMAHA LAHAY AMA NAFTA KA GOOYSAY KUWA KALENA.

WAX YAR AAN KAA DANBAYNNAA OO MEESHAAD AADAY WAA LOO WADA SAFRIDOONAA, KUWA XAARAANTA , DULMIGA, EEXDA IYO BOOBKA HANTIDA KUUD KA SHAQAYNAAYA HADDA, AMA HADDA KAHOR KA SOO SHAQEEYAY WAAD IS ARKI DOONTAAN, WAXAY KA FAA'IIDEEN YAA LA ISWAYDIIN.

WANAAGU MA DUQOOBO LAGAAMA QAADAN KARO
JANNADA ILAAHAY HA KUUGU BISHAAREEYO.