Jaamicadda Moqadisho oo ka qayb galaysa shir Muhiim ah
ON HIGHER EDUCATION holding in Istanbul
Mogadishu University is participating To this event
Jaamicadaha Turkida iyo carabta oo isugu yimid shirkootii koobaad taariikhda,
Laguna qabtay Istanbul, ooy marti galisayna jaamicadda istanbul
Jaamicadda Moqdisho waxay si rasmi ah ayay shirkaas qayb uga tahay kaasoo billowday 26 April dhowr maalmoodna socon doona haddii EEBBE idmo.
Middani waa tallaabo cusub oo loo baahnaa in la qaado, si loo soo celiyo xiriirkii qoddada dheeraa ee u dhaxayn jiray labada ummadood, xiriirkan oo muddu dheer calowsanaa, waa albaab munaasab ah in uu noqdo kii ugu horreeyay oo dooda Turkiya iyo carabta billaaba,
No comments:
Post a Comment