Kalsoonida ka muuqatay waxaa keenay kalsoonida shacabkoodu uu siiyay taasoo, ka dhalatay doorasho loo tartamay, oo ruux kasta uu siiyay codkiisa ruuxuu rabay.
waa meel quruxsan oo aan u baahannahay in aan soo gaarno waqti kasta ha qaadato, iyada oo qoryo iyo warmo aan la isu qaadanin
No comments:
Post a Comment