Hambalyo
Waxaan Hambalyo u gudbinaaya Jaamicadda Moqdisho, Gudoomiyaha ,Maamulka, macallimiinta, ardayda, taas ooy keentay inuu maanta Ku guulaystay Ali dahir mohamed omar oo qaatay darajada cilmiga ee loo yaqaan:
PhD ama Doctorate laguna siiyay darajada ugu sarraysa
"honor"مرتبة الامتياز
Waa guul la rabo in lagu Daydo
No comments:
Post a Comment