Sunday, 12 January 2014

Danbi yaa fasiri kara


Danbi yaa fasiri kari

Muslimiin la dooxoo
Dhiigoo la daadshiyo
Danbi waxaan la hayno
Dhib yaraanta lagu dili
Xaqoodana la duudsiyi
Dar Alliyo haday noqon
Diin loo gargaaraa
danbi yaa fasiri kari
Oo loo duceeyaa

No comments:

Post a Comment