Makhluuqii wax kuu taray
Maamuus ma siin kari
Adigoo maqsuud ka ah
Mahad sanid cel celinteed
Marna aan ka daalayn
Maalin qudha wanaageed
Adoo meel dhibadan mari
Mid tilmaan ku siiyoo
Mowd kaa bad baadshoo
Marin toosan kugu hagay
Muxuu KAA mutaystaa?
Ma macnayn karaysaa?
Mahadiis ma gudi kari?
Mahad sanid waa dray ku fadhiya Macon wayn iyo qiimayn dadka kale ee kula shaqeeya AMA aad kulantaan, iyo ruux kasta oo axsaan kuu sameeyay.
ReplyDeleteKu Celceli ha ka caajisin in aad dareensiisid ruuxa wanaaga sameeya wanaagiisa si uu u sii wado howla wacan uusan uga daalin